Naasnuujinta.

Todobaadka Naas-Nuujinta Adduunka Iyadoo ey tahay maalintii ugu danbeysay Todobaadka Naas-Nuujinta adduunka 7-8-2022. Naas-Nuujinta dabiiciga ee baraxa la' lixda bil ee ugu horeysa ayaa yareysa ku dhicidda cudurka macaanka(sokorowga) nooca 1aad(Type 1 DM), sida ey cadeysay cilmi-baarisyo cusub.

Comments

Popular Posts